Mucaaradka Kenya oo fariin adag udiray booliska xilli maanta laga cabsi qabo dibad baxyo.
Mucaaradka Kenya ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan mudaaharaadyada la qorsheeyay in ay dhacaan Isniinta inkastoo booliska […]
Mucaaradka Kenya ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan mudaaharaadyada la qorsheeyay in ay dhacaan Isniinta inkastoo booliska […]
Wiilka Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu sanadkan ka fariisan doono shaqada ciidamada, ka dib ku dhawaad muddo sodon […]
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalooyinka Israa’iil iyaga oo si lama filaan ah uga carooday […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ayaa kormeer ku tegay Taliska Guud ee […]
Wasaradda Xanannada xoolaha iyo Horumarinta kallumaysiga Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda FA’O ayaa maanta magaalada Hargaysa ku kala dirtay 25 kooxood […]
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Honduras, ayaa ku dhawaaqday galabnimadii 25-kii Maarso waqtiga maxalliga ah, in waddankooddu uu xiriirka diblomaasiyadeed […]
Ugu yaraan 19 qof oo muhaajiriin ah oo ka soo jeeda dalalka saxaraha ka hooseeya ee Afrika ayaa dhintay kadib […]
war-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada gaashaandhiga somaliland ayaa waxa lagu sheegay in saaka weerar lagu soo qaadey fadhiisimada ciidamada somaliland ee […]
Wafdigaan uu hoggaaminaayo madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. […]
Maxkamadda cijdamada Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysnaa inay katirsan yihiin kooxda Alshabaab. […]
Copyright © 2023 | MM Somali TV