Cabdiqaadir Obsiiye oo ka hadlay Shil ka dhacay inta udhaxeysa Berbera iyo hargeysa.

Siyaasi Cabdiqaadir obsiiye ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay shil ka dhacey wadada udhaxeysa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale waxa uu fariin adag udirey Bulshada Gobolka sool oo uu sheegay inaanay jirin meel Somaliland udhaanta .