Boqor Cismaan aw-Maxamuud Buurmadow ayaa maanta soo Gaadhey Magaalada Hargeysa iyada oo ay soo dhaweeyeen Shacab Tiro Badan.
Buurmadow oo la hadlaayey Shacabkii Soo Dhaweeyey ayaa sheegay in aanu Wakhtigan u iman arrimo Siyaasadeed isla markaana uu dhex uyahay Bahda Dagaalku ku dhex marayo Siyaasada Somaliland
wuxuu kale oo uu sheegay inuu Umahad naqayo Madaxweyne Biixi oo Cafis ufidiyey Isla markaana ay Taasi keentay in uu Dalka dib Ugu soo Laabto.