Dawladdaha Ingiriiska, Mareykanka, Imaaraadka Carabta, Turkiga, Somalia iyo Qadar, ayaa walaac ka muujiyey dagaallada ka sii socda Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Dalalkani waxa ay ku baaqeen in laga dhabbeeyo xabad-joojintii ay hore ugu dhawaaqeen dhinacyadu.
Be the first to comment