Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa af-hayeenka xisbiga waddanu umagacaabey maxamed faarax cabdi o hore u ahaa Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbigaasi .
hore waxaa u ahaa af-hayeenka xisbiga waddani xildhibaan barkhad jaamac batuun isagoo dhawaan iska casilay xilkaasi af-hayeenimo.
