Golaha wakiilada somaliland oo maanta laga hor akhriyey Dacwadii Ay dhawaan xeer ilaalinta somaliland kasoo Gudbisay Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa waxay isku raaceen in aan xilka laga qaadin amaba Maamuus ka xayuubin lagu sameyn
57 Xildhibaan oo kal-fadhiga Fadhiyey ayaa waxa ogolaadey soo jeedinta xeer ilaaliyaha Guud ee Maamuus ka xayuubintu waa 3 Xildhibaan
Waxaana Diiday 51 xildhibaan Waxaana ka aamusay 2 Xildhibaan sidaasina waxa Lagaga soo Horjeestay Dacwadii xildhibaan Maxamed Abiib laga soo Gudbiyey .