Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyey Gobolka Hawd

Muuse Biixi Cabdi ayaa muddo 7 sanno ah kadib waxa uu gaadhay magaalada Balli-Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd waxaanu halkaasi xadhiga kaga jarey Mashaariico ay xukuumadiisu ka fulisayGobolkaasi .