Xisbiga Waddani oo ka jawaabey Eedeymo loo Jeediyey Somaliland.

Xoghayaha xisbiga waddani ayaa ka hadlay goaamo kasoo baxey Dawlada Soomaaliya oo ka dhan ah soomaaliya wuxuuna Dawlada Muqdisho uga digey inay Arrimahaasi iskaga Fogaato