Somaliland oo si adag uga hadashey Qoraalka kasoo Baxey Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan ayaa si adag uga jawaabey Hadalada kasoo yeedhay Iyo sidoo kale Qoraalka ay soo saartay Soomalaiya kaasi oo shirkadaha Ganacsiga iyo Xawaaladaha lagu amraayey inay joojiyaan adeegaiga Magaca Somaliland .