Jabuuti oo sheegtay inay hayso xal lagu dhamayn karo khilaafka Somalia iyo Itoobiya.

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in aad ukala fog yihiin Somalia iyo Itoobiya, isla markaana Turkigu ku guuleysan inuu heshiisiiyo labada dal.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti oo u waramayay Wargayska Asharq Al-awsat ayaa sheegay inay hayaan soo jeedin xal u noqon karta khilaafka labada dhinac.

Wasiirka ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahiyo nooca xalka ay hayaan, iyaga oo sheegay inay dhawrayaan wada hadallada Turkigu wado inay guuldaraystaa