urur siyaasadeedka Waaberi ee Somaliland ayaa ukala jabey saddex qaybood kuwaasi oo ku kala biirey Xisbiyada Waddani Ucid iyo Kulmiye.
Gudoomiyihii ururkaas iyo Taageerayaal uu wato ayaa ku biirey xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani
halka gudoomiye ku-xigeenkii Ururkaasina uu ku biirey Xisbiga ucid isla Xubno sar sare oo ka tirsan Ururkaasina waxay ku biireen Xisbiga Kulmiye ee Somaliland.
si kastaba ururka Waaberi ayaa noqonaya kii uboreeyey ee si toos ah uga baxa Saaxada siyaasada waxaana hore is baheysiyo usameystay Ururada Kaah iyo Ogaal.