“ Doorashada ururrada iyo Madaxtooyada ee Soo socota waanu galaynaa”
Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo Mawqif Rogaal Celin ah qaatayaa sidaas warbaahinta u sheegay.
Aqoonyahanku wuxuu sidoo kale Warbaahinta u sheegay in khilaafkii kala geeyay isaga iyo Madaxda Ururka Hillaac ay dawladdu gacanta ku hayso oo ay dhawaan ka gun-gaadhi doonaan.