Suuqa saamiyada wadanka Japan ayaa wajahaaya hoos u dhicii ugu waynaa tan iyo 1987-kii.
Waxaa hoos u dhac ku socda suuqa lacagaha dhijitalka ah oo 24 saacadood ee u dambeeyey lumiyey 11%.
Dhanka kale Donald Trump ayaa ku eedeeyey burburkii suuqyada maaliyadeed ee Maraykanka ee dhowaan dhacay, Kamala Harris, iyo Joe Biden.
Trump ayaa yidhi “Suuqa saamiyada burbur ayaa ku socda waanan u sheegay, Kamala wax xal ah ma hayso halka Joe Biden isagu uu hurdo isaga jiro”
Kala soco MMTV wararka dhaqaalaha aduunka iyo xaaladaha ka soo kordha.