Dawladda Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigtay Nuune yar oo bac caano lo’aad ah xaday.
Dhanka kale Ninkii saaka suuqa Bakaaraha ku dilay labada qof ayaan weli la hayn waase lagu daba jiraa.
Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee dhanka Maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen Nin isku ekaysiiyay Dumar kana shaqeysan jirey Bosaaso, Garowe iyo Gaalkacyo, Ninkaan ayaa Magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Shire.