Madaxweyne aku -xigeenka Mareykanka oo Heshay Taageerayaal

Madaxweyne-ku-xigeenka hadda ee Maraykanka Kamala Harris ayaa la sheegay in ay soo jiitadayy taageerada wufuud ku filan oo dimuqraadi ah si ay u noqoto musharraxa xisbigaas ee madaxweynaha,

Sahan ay samaysay wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa isna lagu sheegay in Ms Harris ay heshay taageerada in ka badan 1,976 oo ergo ah, kuwaas oo ah intii loo baahnaa si ay ugu guulaysato​​ magacaabista wareegii koowaad ee codbixinta.