Gudoomiyihii Ururka Hilaac oo xilkii laga qaadey

Hogaanka ugu sareeya urur siyaasaderdka Hilaac ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Ururkaasi Axmed ismaaciil samatar oo wareysi uu bixiyey ku sheegay in aanu ka qayb gali doonin Doorashada Ururada ee Somaliland ka dhici soonta Dabayaaqada Sanadkan.

Xubnahan Ururka ee Hadlay ayaa kala ahaa Xoghayaha Guud ee ururkaasi iyo Afhayeenka Ururkaasi waxayna intaasi ku dareen in Ururkoodu ka qayb galayo Doorashooyinka somaliland ka dhacaya sanadkani