Xoghayaha Duulista iyo Hawada Xisbiga Waddani Cabdikariin Cali Baar-jeex ayaa Cadeeyey in Diyaaradihii Dhawaan ay soo bandhigtay Somaliland uu leeyahay Nin Muwaadin ah oo Reer Somaliland.
Waxa uu intaasi raaciyey in aanay Jirin wax la yidhaa (Somalilamd Airline) Amaba Shirkad Diyaaradeed oo somaliland leedahay isagoo Muuse Biixi ugu Baaqey in aanu umadda wax aan jirin usheegin.