Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo gaadhay dalka Sudan.
Raysal wasaaraha ayaa waxa soo dhaweeyay hoggaamiyaha
millatariga dalka Sudaan Generaal Abdel Fattah al- Burhan,
Labada Hoggaamiye ayaa ka wada hadlay sidii xal looga gaadhi lahaa dagaalka muddada dheer ka socda dalka Suudaan.