Xoghaye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Cabdirashiid Saleeban oo Hargeysa ku hadlay ayaa dhaliilo xoogan Ujeediyey xukuumqda Muuse Biixi ee Somaliland Taladeeda haysa.
Xoghayuhu wuxuu soo bandhigay Balan qaadyo 10 Qodob ka kooban oo Xisbiga kulmiye sanadkii 2017-kii Uu usameeyey Shacabka somaliland inuu uqaban Doono Balse uu ku fashilmay.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Dagaalkii Laascaanood ka dhacey ay ka dambeysay Xukuumada Kulmiye iyo sidoo kale soo deynta Dadkii Sitay Calanka Soomaaliya oo aan Laga ogaleyn isticmaalkiisa Gudaha Somaliland.