Guddida Dadka dega Deegaanada Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargeysa oo Wareejiyey Lacag dhan $500.000 .

$500,000 oo dollar oo mag ah ayay maanta bixiyeen gudida Garxajis.

Magtan ayaa ah ciidamadii ku dhintay shaqaaqadii Buurta Gacan-libaax