Faysal Cali Waraabe oo Dhaliilay Murashaxiinta La Tartamaya.

Gudoomiyaha Xisbiga ucid oo maanta xadhiga ka jarey Xarumo cusub oo xisbigaasi Ucid ka furtay qaybo kamid ah magaalada hargeysa ayaa ka hadlay Xaalada Somaliland ee Wakhtigan

wuxuu dhaliilay labada musharax ee la tartamaya doorashada madaxtooyada isagoo sheegay inuu Keeni Doono Aqoonsi “Dalka Citiraaf baan u keeni doona”

Faysal cali waraabe ayaa markiisii Afaraad Noqonaya murashax madaxweyne oo Somaliland Taladeeda iyo Hogaaminteeda Utartama.