Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Digniin udirey Xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa digniin adag u diray Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye oo ay ku eedeyen inay caadaysteen faragalin joogta ah oo ay ku hayaan shaqada Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa sidaasi sheegay isagoo u hadlayay Komishanka Doorashooyinka Qaranka.