La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa sheegay in dhammaadka bisha Diiseembar ay gabi ahaanba ciidamada Itoobiya ka bixi doonaan Soomaaliya, sababo la xidhiidha khilaafka labada waddan u dhaxeeya.
Inkasta oo ay jiraan Qorshe ah in Sannad ay sii joogaan ciidamada ATMIS balse ciidamada Itoobiya qayb kama sii ahaan doonaan hawlgalka cusub, sida uu sheegay La Taliyaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya Xuseen Macalin.