Soomaaliya oo kamid noqotay dalalka ugu badan ee laga fuliyo xukunka dilalka.

Tirada dadka xukunka dilka lagu fuliyo ee adduunka ayaa gaadhay sanadkii la soo dhaafay ee 2023-kii halkii ugu sareysay.

Dalalka Bariga Dhexe ayaa ka mid ah meelaha xukumada dilka ay ka kordheen sida ay sheegtay hay’adda caalamiga ee Amnesty.

Shanta dal ee ugu sareeya ayaa kala ahaa Shiinaha, Iran, Sacuudiga, Soomaaliya iyo Mareykanka.