Nuxurka Warqada ay Iran u dirtay Qaramada Midoobay.
Warqadda Iran ay u dirtay Qaramada Midoobay waxa ay ku sheegtay mowqifkeeda ku aaddan is-difaacidda gardarrada cad ee ka ga imanaysa Israa’iil, iyadoo cadaysay inay ka go’an tahay ilaalinta mabaadi’da Qaramada Midoobay iyo sharciga caalamiga ah.
In kasta oo ay beenisay rabitaanka. Istana fogaysay in ay xiisadd ka abuurto gobolka iyo dunidaba.
Iran waxay ku adkaysanaysaa inay diyaar u tahay inay difaacdo dadkeeda iyo danaheeda haddii lasoo weeraro.