Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay Masjidka Al-Aqsa habeenkii 27-aad ee bisha Ramadaan oo oo habeenkii xalay ahayfd ku beegnayd kaasi oo ka mid ah habeennada ugu xurmada badan taariikhda Islaamka. Waxayna si kal iyo laab ah ugu dhawaaqayeen garab istaagga Gaza iyo sharafta Masjidka Al-Aqsa.
Sida laga soo xigtay Waaxda Awqaafta Islaamka ee Jerusalem, in ka badan 200,000 oo cibaadaysanaya ayaa ka qayb qaatay cibaadada salaada tuujudka ee masjidka Al-Aqsa.
Ciidamada Israel ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furtay dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Jerusalem salaadii subax kadib, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadka da’da ah.
Dadka cibaadaysanaya ayaa isugu soo baxay si ay u weyneeyaan
Habeenka laylatul qadriga ayaa la rumeysan yahay inuu ku beegan yahay habeenada 21 , 23 25ka -iyo habeenka 29aad ee bisha Ramadaan.
duulaanka ciidamada isreal ay ku qaaden qasa ayaa galey bishii liixaad oo xidhiidh ah waxaana ku dhintay 33 kun oo falastiin9iyiin ah kuwaasi oo ubadan caruur iyo haween
tiro gaadheysa 70 kun oo qof ayaa ku dhaawacantay .