Shirka Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ka qabsoomey Magaalada Muqdisho ayaa lagu Go’aamiyey in Uu muqdisho ka baxo Safiirka Itoobiya ufadhiya Muqdisho sidoo kalena waxa qoraal soo baxey lagu sheegay in itoobiya ay xidho safaaradeeda Hargeysa iyo Qunsuliyada ay ku leedahay Garoowe oo Puntland ah
itoobiya ayaa Todobaadkan waxay Qaabishay madax ka socotay Maamulka Puntland oo heshiisyo Dhawr ah ay kala saxeexdeen .