Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa magacaabey xilal kala duwan oo xisbigaasi ah oo uu kamid yahay inuu xisbiga waddani yeesho xoghaye arimo gudaha ah xilli dhawaan xoghayihii arimaha gudaha laga dhigay oo loo magacaabey inuu noqdo afhayeenka xisbiga waddani.