Halis Caafimaad oo kusoo waajahan Dadka Ciyaara Gym-ka.

dhalinyarada soomaalida ayaa inta badan iyagu isticmaala goobaha biraha lagu qaado ama lagu ciyaaro Gym-ka iyagoo ujeedka ay uciyaarana ay tahay inay miisaankooda dhimaan isla markaana ay caloosha iskaga ridaan .