Madaxweynaha Dowlad Goboleedka,Jubbaland, Ahmed Mahamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Taliyaha Taliska AFRICOM General Michael E. Langley.
Waxayna kala hadleen amniga iyo wejiga xiga ee howlgallada ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah.
Kulanka waxaa ka qaybgalay ah saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya iyo ATMIS.