Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Afhayeenka Al-Shabaab.

Dowladda Mareykanka ayaa waxay sheegtay in ay duqeyn ku dishay sarkaal ka tirsan ururka Al-shabaab ee ka dagaalanta Dalka soomaaliya.

Maraykanka ayaa waxa uu 5 milyan oo doolar u balan qaaday cidii keenta xog cadeynaysa goobta uu ku sugan yahay Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamed Raage ” Cali Dheere”.

Cali Dheere, waxa uu ahaa madaxa afhayeenka al-Shabaab tan iyo bishii May 2009-kii, waana hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda, ayay tidhi wasaarada Arimaha dibadda Mareykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.