Masuul xil kahaya Somaliland oo abaal marino qaali ah lagudoonsiiyey.

Maamulka iyo ardeyda kuuliyada Miami College ee magaalada hargeysa ayaa munaasibad uqabtay agaasimaha baanka dhexe ee somaliland maxamed Dalmar kaasi oo hore uga mid ahaa barayaasha Kuuliyadani.