Shacabka Hargeysa oo taageeray guusha Madaxweyne Erdugan .

Shacabka ku dhaqan magaalada hargeysa ee caasimada somaliland ayaa waxay si weyn usoo dhaweeeyen guusha uu gaadhey madaxweyne Recep Tayib erdugan oo mar saddexaad loo doortay inuu hogaamiyo waddanka turkiga.

madaxda soomaalida intooda badan iyo qaar kamid ah masdaxda waddamada islaamka ayaa hambalyo udirey madaxweyne Erdugan oo noqday madaxweynaha turkiga hogaamin doona shanta sano ee soo socota .