Dadweynaha ku dhaqan magaalada berbera ayaa si weyn udhaliilay hogaanka Gobolka Saaxil iyagoo sheegay in magaalada Berbera wakhtigan waajaheyso xaalad xun oo dhanka korontada ah isla markaana adeega korontadu uu yahay mid aan ilaa imika waxba kaga qaban.