Saxafiyad Bushaaro Baandey Oo Xabsi Kusii hayn Loo soo jarey.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa shan maalmood oo xabsi kusii hayn ah usoo Goysay Saxafiyad bushaaro Baandey oo dhawaan Ciidamada Booliska somaliland soo xidheen.

Maxkamadda Gobolka maroodi-jeex ayaa horr Usoo Go’aamisay 7 cisho Oo rumaan ah kuwaasi oo maanta kaga eekaa .

Bushaaro Baandey Ayaa xadhigeeda waxaa Cambaareeyey Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada mucaaradka ah Xildhibaan iyo bahda warbaahinta madaxa Banaan ee Somaliland.