Xuska 18-ka may oo laga xusey Gobolka Togdheer.

Dadweynaha magaalada burco ayaa si weyn uga qayb qaatey dabaal dagyada xuska 18-ka may oo maanta ka qabsoomey guud ahaan deegaanada somaliland.