Xuska 18-ka may oo Somaliland laga xusey.

Somaliland waxaa maanta si weyn looga xusey Xuska munaasibada 18-ka May oo ku astaysan Wakhtigii ay Somaliland dib ula soo Noqotey madax-Banaanideedi isla markaana ay noqotey Dawlad ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.

Munaasibado kala duwan oo ka kala dhacey gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaaa waxa kala qayb Galey Madax kala duwan oo somaliland ka tirsan .