Drs. Edna Aadan, ayaa ku guulaysatay abaalmarin Caalami ah oo ay bixiso TempletonPrize oo ah hay’ad Samafal oo caalami ah, Hay’adda oo qeexaysa sababta ay Adni ku heshay Abaalmarinta ayaa sheegtay.
“EdnaAdan, kalkaaliso- umuliso iyo u doodaha daryeelka caafimaadka taasoo si geesinimo leh uga shaqeysay inay beddesho caadooyinka dhaqanka, diinta, iyo caafimaadka ee ku xeeran caafimaadka haweenka Bariga Afrika”