Maxaa kasoo kordhay doorashadii Turkiga ?

Guddiga Doorashooyinka YSK ee dalka Turkiga ayaa shaaciyay inay doorashadii u dhacday 28 may Ka dib markii musharraxiintii midna heli waayey codkii guud 50+.