Guddoomiyeyaasha Baananka dhexe ee dawladaha xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD ayaa kulan uga furmay Magaalada Nairobi shirkaasi oo ku Saabsanaa iswaafajinta siyaasadaha xawaaladaha ee dawladaha xubnaha ka ah Urur goboleedka IGAD.
Xoghaya guud ee IGAD Dr.Workneh Gabeyahu, ayaa kulanka furay Waxaana Soomaaliya ku Matalayay
Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Cali Yaasiin Sheekh.