Musharraxa Madaxweynaha, Rajab Tayyib Erdogan ayaa ku wajahan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga isagoo ka yimid magaalada Istanbul, kadib markii uu codkiisa ka dhiibtay doorashada madaxweynaha iyo baarlamaanka, si uu ula socdo natiijada doorashada, Oo lagu dhawaaqayo Caawa