Somaliland sanadkasta waxa lagu xusaa Xuska munaasibasda 18 may oo ku beegan wakhtigii ay somalland noqotey dawlad ka madax banaan soomaaliya inteeda kale.
Muddo 32 sano ah ayey tahay dawlada madax banaan waxaanay muddadaas hirgelisay nidaam dawladeed oo dhameystiran .