Wasaarada Arimaha Gudaha Soimaliland ayaa waxay waxba kama jiraan ku tilmaantay eedeymo uga yimid xildhibaan Qaasim Aaden Saleeban oo ka tirsan Golaha Wakiilada somaliland isla markaana laga soo doortay Gobolka sool oo mudooyinkii udambeeyey ay ka socden dagaalo culus.