Shan waxa yabooda oo laga bartay guushii Manchester city ka gaadhay Arsenal

  1. Manchester city waxay ku jirtaa foomkii ugu fiican marka la soo gaadho xiligan kooxdan way taqaan sida guulaha loo qabatimo bilooyinka ugu danbeeya kulan kasta way guulaysanaya taasi oo ku riixidaya inay sadex koob utartaman
  2. isfahanka kevin iyo halland ayaa keenaya arsenal dhibaato loo gestay yagoo la arkayo ina kubad kasta boo labad ciyaartoya qaatan halis galenaya koox kasta caawin halland ayaa noqtay mid marka marka ka danbeeysaya sii badanayso
  3. john stones dawarka daafac ayaa noqaday mid guulaysta ah kadib markii maclin pepa oo doorka kasta oo uu ka ciyaarsiiyo uu ka soo baxay daafac heer caalami
  4. maqanaashaha salib ayaa dhibaato weyne ku ah arsenal waxaanu ciyaartoygan intii joogay ayaa haogaanka ku hayeen sideed dhibcooda maqanaashahiisa ayaa keenatay ina lix dhibcooda lumiyeen waxan laga dhaliya gool gaadhay koob iyo toban gool waan halista ayaa wajaaheen kooxda ganers