Magaalada hargeysa ee caasimada u ah deegaanada somaliland waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey madax dhaqameed ka socday Magaalada muqdisho.
ujeedka socdaalkooda ayaa lagu til;maamay mid ay uga gol leeyihiin inay wada hadalo nabad loogu raadinayo xaalada magaalada laascaanood ay la yeeshan madaxda ugu sareysa somaliland.