Waa kuwee Meelaha lugu kala badin karaa kulanka Manchester City iyo Arsenal

Kulanka udhaxeeya kooxaha Manchesrer city iyo arsenal ayaa go’aamin kara horyaalka ingiirska arsenal ayaa itabadan hogaaminaya horyaalka ilaa bilawagii lakiin waxay umuuqata mid kararka kulayka hogaanka hada soo gaadhay kadib markii sadex ciyarooda ugu danbeeya ayaa barbaro la gashay liverpool waste ham southampton Arsenal ayaa hatan shan dhibcooda ku haysa hogaanka horyaalka halka manchester city ayaa labo kulan baaqi uyihiin kulanka habeen danbe kuwad ciyaari doona garoonka etihida hadaba waa kuwee meelaha ayaa ku kala badin karaan labad kooxoda

  1. difaacashada Arsenal, inaga oo ka warahayno in sadexdii kulan ee ugu danbeeya laga dhaliya Arsenal todobo gool hada waxay ka hortagayn weeryahan uggu khatar badan ee halland waa inay ila gaar ku hayan weeryahan iyo caawinta silva kavin de bruyne

2. halista saka iyo martinelli difaacayada manchester city waa ila gaara ku hayan labada dayar ee halista saxiibka uha hadii kale waxa laga yaaba ina ayaa dhibaato ugaystaan

3 khadka dhexe waa meel kulanka saamayn ku yeelan karta waxa isku heli karaa kuwa cajiib sida partey odegaard xhaka halka city rodri kavin iyo silva kuwa xooga bato ayaa guusha raaci kartaa

4. labada maclina . pepa and arteta ayaa noqon kara kuwa jaangooya ciyaarta shaxa hooda waxay noqon kara kuwa libinta siiyaya nadiyadooda