Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.

intuu joogo Soomaaliya waxa uu la kulmi doona madax kala duwan oo ka tirsan dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo dagay Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya iyo madax kale Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo dagay Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya iyo madax kale.

Intuu joogo Soomaaliya waxa uu la kulmi doona madax kala duwan oo ka tirsan dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.