Alle ha u naxariisto Ismaaciil Maxamuud Hurreh Buubaa oo ka soo noqday Ra’iisalwasaare ku xigeen , vwasiirkii arrimaha dibeda iyo wasiirka maaliyad Soomaaliya oo goor dhaweyd geeriyooday .
Waxa uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ururkii SNM, 1991 , waxa uu noqday wasiirkii ugu horeeyay ee maaliyada Somaliland.
Buubaa waxa uu ahaa aqoonyahan haystay shahaadada sare ee PhD