Cabdiraxmaan maxamed cabdilahi cirro hogaamiyaha Xisbiga waddani iyo isbedel doonka isbahaysiga ayaa qaadey Talaabo ku dayasho mudan kadib markii uu goob fagaare ah kaga dhawaaqey lacag dhan$10 kun oo dollar oo uu ugu deeqay Jaamacadda Eelo Boorama sidoo kalena wuxuu ballan qaadey inuu bixin doono qarashka ku baxaya ardeyga ugu sareeya jaamacadaasi si uu usii wato heerka master-ta ee jaamacadaha dalka ama halkii uu doono .
Cirro ayaa si weyn ugu suntan Ladareen noqoshada qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland isagoo ah Tartamaha ugu adag ee Muuse Biixi wajihi doono 13-ka November DoorashadaMadaxtooyada Somaliland .