• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
  • [ March 14, 2025 ] Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay News
  • [ March 13, 2025 ] Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump News
May 15, 2025

News

News

Dagaal culus oo saaka ka bilaabmay magaalada laascaanood.

March 18, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Dagaal culus oo saaka ka bilaabmay magaalada laascaanood.

Hargeysa-18-03-2023()-kooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maanulka Putland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa saaka […]

News

Madaxweyanaha Uganda oo la sheegay goorta uu xilka wareejin doono.

March 17, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweyanaha Uganda oo la sheegay goorta uu xilka wareejin doono.

Wiilka uu dhalay hogaamiyaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu doonayo inuu u tartamo madaxtinimada dalka Uganda sanadka 2026-ka, […]

News

halkuu marayaa shirkii Golaha wadatashiga qaran ee soomaaliya?

March 17, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on halkuu marayaa shirkii Golaha wadatashiga qaran ee soomaaliya?

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhaba ee gobolka […]

Ciyaaraha

Isku Aadka Champion League Oo La Soo Saara.

March 17, 2023 Hiildoon Comments Off on Isku Aadka Champion League Oo La Soo Saara.

Quater Finalka Hortaalka Yurub ayaa maanta oo jimce ah la soo saaray. Waxaana isku aaday kooxo waawayn. halkan hoose ka […]

News

Hogaamiyaha mucaaradka kenya oo iclaamiyey banaan-baxyo ka dhan ah dawlada madaxweyne Ruto.

March 17, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Hogaamiyaha mucaaradka kenya oo iclaamiyey banaan-baxyo ka dhan ah dawlada madaxweyne Ruto.

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay fasax dadweyne oo maalinta Isniinta ah ee 20-ka bishan ka dhaqangalaya dalka […]

News

Ururada shaqaalaha rayidka ah ee sirlanka oo shaqo joojin sameeyey.

March 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Ururada shaqaalaha rayidka ah ee sirlanka oo shaqo joojin sameeyey.

Kumanaan ka mid ah shaqaalaha isbitaalada, iskuulada iyo tareenada ee Sri Lanka ayaa sameeyay shaqo joojin ay uga soo horjeedaan […]

News

Khasaare xoogan oo ka dhashay daad mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Turkiga.

March 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Khasaare xoogan oo ka dhashay daad mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Turkiga.

Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah ayaa ku dhuftay laba gobol oo uu burburiyay dhulgariirkii bishii hore ka dhacay dalka […]

News

Morocco oo ku biirtay tartanka marti gelinta koobka Aduunka ee 2030.

March 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Morocco oo ku biirtay tartanka marti gelinta koobka Aduunka ee 2030.

Boqortooyada Morocco waxay go’aansatay, iyadoo ay weheliso Spain iyo Portugal, inay soo bandhigaan dalabka wadajirka ah ee martigelinta Koobka Adduunka […]

News

Khasaaraha ka dhashay diyaarado laga leeyahay mareykanka iyo ruushka oo isku dhacey.

March 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Khasaaraha ka dhashay diyaarado laga leeyahay mareykanka iyo ruushka oo isku dhacey.

Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku dhacday mid ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, […]

News

Madaxweynaha somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascaanood.

March 14, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweynaha somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascaanood.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka […]

Posts pagination

« 1 … 261 262 263 … 273 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
  • Guryo duullaaya marka ay dareemaan dhul gariir oo wadanka Japan hindisay. March 13, 2025
  • Dawladda Ereteriya, ayaa ka hadashay hadal haynta la xidhiidha inuu dagaal ka dhex qarxi karo iyaga iyo Itoobiya. March 9, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV